Posts

Showing posts from April 9, 2021

Scfdo

Image
 

Madaxda Ururka Ubaxa Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed Ayaa Maanta Dib ugu soolaabtay Magaalada baydhabo kadib safar Gar Gaar ah oo ay Uga maqnayeen Magaalada Hudur Ee xaruunta Gobolka Bokool Horaa loosoconayaa

 

Anagoo ah ubaxa hormarinta Bulshada soomaaliyeed waxa maanta kulan la qaadaney Waziirka Caafimaad ka KGS Maxamed Cusman Jiidow. Ujeed kuna Ahaa, Sidii loogu wacyi gelin lahaa bulshada reer Konfur Galbeed Cudur ka Safmar ka ah ee COVID-19, oo mar kale dib usoo laba kacleeyey. Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ka aha, wasiirka wasaarada shaqada, iyo shaqaalaha KGS wasiir Abdukadir Baasto iyo xildhibaan Mad Keer, Ayaa

Image
 

Baidoa IDPS SCFDO

Image