Posts

Showing posts from April 5, 2021
 Waxaa manta gelinkii dambe magalada baydhabo ka dhacay kulan uu soo agaasimey wariye abdullahi salaad adam c/llahi(xidig) kaas oo lagu casuumey qaar kamid ah wariyaasha madaxbanaan ee ka holwgala idacadaha ku yaala magaalada baydhabo waxaan kulankaasi u jeedkisu ahaa isbarasho iyo is xug wareysi 

kulankan uu soo agaasimtey scfdo ayaa waxaa uu ku soo dhamaadey mid guul ah waxaana meesha lagu kala qaatey fikrado kala duwan oo ku aadan isku duubnimada wariyaasha madaxbanaan fikir iyo kala warqaadasho kadib waxaa kulanka inta uu socdey mahadcelin iyo boqaadin loo jeediyey wasiirka warfaafinta Dkgs ilyaas saciid cali (qalinle) sidookale gudoomiyaha ururka suxifiyiinta muxdiin xusni waxaana lagu Amaaney howlaha ay haayaan. sidoo kale dhamaan wariyaasha waxay bogaadin ujeediyeen dowlada hoose ee degmada beydhabo oo ah isha kaliya ee wariyaasha madaxa banaan wararka ka helaan oo maamulka degmada wadashaqeyn kala dhaxeeyo wariyaasha. waxaana halkaas baaq loogu direy xafiisyada dowada inay lashaqeeyaan wariyaasha madaxabanaan ee kgs

Image
 

Somali SCFDO and Baidoa district administration today marked International Women's Day with women groups in Baidoa. The day is celebrated on 8th of March every year. Theme 2021: #womeninleadership: Achieving an equal future in a COVID19 world. Among its activities, SIPEJ empowers women and youth to participate in social, economic and governance activities.

Image
 

Ururka Scfdo oo ah urur kashaqeeyay arimaha waxbarshada ayaa maantay Agab wax barsho gaarsiiyay Deegaanka xundhure oo hoostaga caasimada maamulka galmudug ee dhuusama reeb Sidoo kale dadka deegaanka xundhure ayaa kamad celiyay agabka lasoo gaarsiiyay Ayoo sidoo kale baaq udiray dadka kasoo jeeda deegaanka xundhure in.ay ka qeyb qaataan arimaha hormarinta wax barshada deegaanka

Image