Iyadoo lagu guda jira xilaga roobabka guga waxaa ol ole nadaafadeed oo ay horkacayaan gudoomiya scfdo iyo gudoomiyaha haweenka ay ka sameeyeen degmadani #dollow Muuqaalka goordhow ka daawo halkaan #likeforfollow
scfdo waa urur ka shaqeeya hurumarinta siyaasada arimaha bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada iyo ugargaarida bulshada tabaaleysan iyo u hadalida bulshada aan hadli karin oo laga tiro badan yahay iyo kaqeyb qaadashada dhalinyarada ee dhinaca siyaasada