Waxan kul
scfdo waa urur ka shaqeeya hurumarinta siyaasada arimaha bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada iyo ugargaarida bulshada tabaaleysan iyo u hadalida bulshada aan hadli karin oo laga tiro badan yahay iyo kaqeyb qaadashada dhalinyarada ee dhinaca siyaasada