kulankan uu soo agaasimtey scfdo ayaa waxaa uu ku soo dhamaadey mid guul ah waxaana meesha lagu kala qaatey fikrado kala duwan oo ku aadan isku duubnimada wariyaasha madaxbanaan fikir iyo kala warqaadasho kadib waxaa kulanka inta uu socdey mahadcelin iyo boqaadin loo jeediyey wasiirka warfaafinta Dkgs ilyaas saciid cali (qalinle) sidookale gudoomiyaha ururka suxifiyiinta muxdiin xusni waxaana lagu Amaaney howlaha ay haayaan. sidoo kale dhamaan wariyaasha waxay bogaadin ujeediyeen dowlada hoose ee degmada beydhabo oo ah isha kaliya ee wariyaasha madaxa banaan wararka ka helaan oo maamulka degmada wadashaqeyn kala dhaxeeyo wariyaasha. waxaana halkaas baaq loogu direy xafiisyada dowada inay lashaqeeyaan wariyaasha madaxabanaan ee kgs





 

Comments