Ururka ubax Horumarinta bulshada soomaaliya ee ka aas-aasan magaalada baydhabo ayaa 260 qoys oo danyar ah u qeybiyay raashiinka noocyadiisa kala duwan. Ururka ubax Horumarinta bulshada soomaaliya Samo-falka Ee ubax ee ka aas-aasan magaalada beydhabo ah dhallinyaro ka shaqeysa hawlaha samo-falka iyo arrimaha bulshada ayaa 260 qoys oo dadka danyarta ah ee ku nool magaalada baydhabo gaadhsiiyey deeq ka kooban raashiinka noocyadiisa kala duwan oo isugu jira bariis, sonkor, daqiiq oo midkiiba ah 50Kg iyo 3 Litir oo saliid ah oo qoyskiiba la siinayey.




 

Comments